Maanta Iyo Bari (Peace booklet)
“Muslimka toosan waa qofka afkiisa iyo gacmihiisa ay ka nabad helaan dadka kale.” Saxiixul Bukhaari.
Kacdoonka la dagaallanka qabyaaladda ayaa ku faraxsan in ay fursad u heshay in ay farriintan kula wadaagto oo ah mid ku saabsan mustaqbal wacan iyo nabad dhalinta dhallinyarada Soomaaliyeed. Waxaan qoraalkan kooban ku xusi doonaa foolxumada nabad-diidka iyo anshax xumida in laga shaqeeyo ama laga shaqeysto qabyaaladda iwm.