News & Media

Highlight of the month

Anti- Tribalism Movement (ATM) is a registered non-profit organisation aimed at educating and raising awareness about the effects of tribalism within communities. ATM is based in London and Mogadishu and their key priority is to provide a range of services to people affected by the social inequalities of Tribalism. ATM was established in 2010 in…

Tribalism: My Peoples’ Satanic Doctrine

Tribalism: My Peoples’ Satanic Doctrine I have seen it taking my peoples’ will towards unknown future; I have seen it degrading the moral values of my culture; I have seen it growing considerably bigger in the hearts and minds of the upcoming generations; yet, I have seen it affecting every single aspect of my peoples’…

dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane

Qabyaalada iyo xumaan teeda iyo in dadka lahayb sooco  Dabuubtiisa gabay waan ka tagay, dihashadiisiiye Dubaaqayga waataan ka jaray, waa fog dabadeede Shin kastood daleed uga baxdoo, nabar isdiidsiiso Dibnahaagu shaygay bartaan, waad ku dayataaye Haddii gole dabbaaldeg iyo farax, loo dalbado maalin Oo loo duddeeyoo khalqigu, daawasho u joogo Uu mid aan daryeelini xakame,…

Sumad iyo Dir-soociyo

  Nin qabyaalad doojoow Doqonniimo waa cudur Haddii aad dux leedahay bal docdaada uun eeg Inta dumar agooma ah Inta dhiig dad lagu qubay Inta darib nin lagu cunay Inta duul ku qaran jabay Debec yaa lahaayeey Maxaa degel ku baaba’ay Maxaa dhacay Umula-doox Anigaa nin dooriyo Anigaa wax dumin kara Maxaa Beel ku dumug…

Head of Britain’s largest Muslim student society dies in swimming accident.

Bashir Osman, 26, president of the Federation of Student Islamic Societies, had been travelling in Switzerland with friends. The president of Britain’s largest Muslim student society died in a swimming accident in Switzerland over the weekend. Bashir Osman, 26, president of the Federation of Student Islamic Societies (Fosis), drowned on Saturday, according to a statement…

#QABYAALADCHALLENGE

Dhallinyarada Kacdoonka Ka Soo Horjeedka Qabyaaladda (Anti – Tribalism Movement) ayaa bilaabay barnaamij wacyi-gallin ah oo ku saabsan dhibaatada Qabyaaladda. Waxaa barnaamijkaan loogu talagalay in lagu baraarujiyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed meel waliba oo ay joogaan. Barnaamijkaan wacyi-gallinta ah ayaa loogu magac daray #QABYAALADCHALLENGE, waana barnaamij ka socon doona barta INTERNET-ka. Waxaad kaga qeyb qaadan…

The African continent is home to a third of the planet’s mineral reserves, a tenth of oil and it produces two-thirds of the diamonds.

The international media rarely gets very excited by what happens in Africa. The pictures about Africa that are projected on our TV screens normally relate to the exodus of almost biblical proportions of sub-Saharan African people trying to flee to Europe from war-torn countries. But much more is happening in Africa. Admittedly, Africa has arguably…

War Murtiyeed

  Madasha Aqoonyahanka Aragtida Nool (MAAN) iyo Anti Tribalism Movement (ATM) ayaa si wadajir ah u qabtay dood cilmiyeed ku saabsan “Door ka dhallinyarada ee dib u dhiska dalka” 16, May 2015, Madasha waxaa isugu yimid dhallinyaro aqoonyahanno ah waxaa madasha lagu xusey dhallinyaradii hore doorkii ay ku la haayeen halgankii gobanimada iyo fursadaha ay…

“The Role of the Youth in Rebuilding Somalia”.

     On Saturday 16th May 2015 Scholars Forum for Active Vision (MAAN) in partnership with the Anti-Tribalism Movement hosted an intellectual debate about “The Role of the Youth in Rebuilding Somalia”. The Forum brought together more than 50 youth activists working on various issues to mark the 72nd anniversary of the Somali Youth League…