Tribalism Seminar in Mogadishu
Ururka La Dagaalanka Qabyaalada ayaa magaalada Moqdishu ku fuliyey barnaamij wacyigalin ah oo ku saaabsan ciribtirka Qabyaalada. Ujeedada kulankan ayaa ahayd in dhalinyarada laga wargaliyo dhibaatada iyo qatarta ay leedahay qabyaalada.
“Qabyaaladdu waa xaaraan, jiritaankeeduna kuma ahan khatar dhalinyarada oo kaliya balse wuxuu khatar ku yahay jiritaanka umadda Soomaaliyeed. Nacayb Qabiil ku aadan ayaa mas’uul ka ah xasilooni darida umadda Soomaaliyeed , ilaa iyo hadana dhib ku ah horumarka Soomaaliya .” – Abdifatah Faisal
Ururka La Dagaalanka Qabyaalada waxa uu ku boorinayaa dhalinyarada Soomaaliyeed in ay ka qaby qaataan sidii loo soo afjari lahaa colaadda ay keentay Qabyaaladda iyo in Soomaalida meel ay joogaanba ay ka fogaadaan falalka dhaliya Qabyaalada ama sii xoojin kara colaada iyo xasilooni darida bulshada taasoo hor joogsanaysa hormarka ummada Soomaaliyeed.
The Anti-Tribalism Movement has conducted another workshop on Tribalism in Mogadishu. Its theme was to make young people aware of the dangers of tribalism.
“Tribalism is not permissible in Islam and its presence is dangerous to not only the youth born today but the existence of Somali people. Tribal hatred has been responsible for the instability of Somali people, and continues to be a hindrance to the development of Somalia.” Abdifatah Faisal.
Anti tribalism movement has been at the forefront of urging young people to end hostilities that stem from Tribalism and for Somalis everywhere to refrain from all actions that exacerbate hostilities and instability that hinders social and economic development.
Waaxda Warbaahinta ee Kacdoonka ATM.