Loading Events

Tahriibka & Doorka Qurba-joogta Soomaalida | In collaboration with ATM

[ENGLISH VERSION BELOW]

Tahriibka & Doorka Qurba-joogta Soomaalida | LONDON in collaboration with Anti Tribalism Movement

Ku soo dhawoow kulan ay qaban-qaabinayso hay’ada UNHCR oo ku saabsan tahriibka iyo doorka ay ku leeyihiin qurba-joogta Soomaalida ee ku nool qaarada Yurub.

Mashruuca Soo Bandhigida Xaqiiqada waa mashruuc ku saabsan tahriibka ay soo mareen qaxootiga Soomaalida iyo Eritrea si ay u soo galaan Yurub oo ay suurto-galisay UNHCR.

AGENDA

Kulanka waxaa ka qeyb qaadan doona:

Adam Matan, Anti Tribalism Movement
Dr Muna Ismail, initiative of Change (IofC)-UK
Ahmed Sheikh Mohamud, Somali Diaspora UK(SDUK).
Sagal Mohamed, ROJALNU-Somalia,
Sheikh Abdirahman Isse Osman, Imam at Ibn Abass Mosque
Ridwan Haji Abdiwali, Voice of America
Amina Khalid, Somali Initiative of Dialogue and Democracy (SIDD)

GOOBTA: Resource for London | TAARIIKHDA: May 28, 14:00 – 17:30

Wixii faahfaahin ku saabsan mashruuca Soo Bandhigida Xaqiiqada booqo: www.tellingtherealstory.org

Wixii faahfaahin ah ee ku saabsan kulanka waxaad kala xiriiri kartaa Mohamed Jimale 0046 700 41 22 60 ama Deeqa Said 0046 739 30 95 90.

Shirkaan kaamiro ayaa laga duubayaa!

ENGLISH

On behalf of UNHCR Telling the Real Story project team we would like to invite you to participate a workshop on the Role of the diaspora and the issue of Tahriib.

Telling the Real Story is a community-based platform disseminating stories about the extraordinary journeys made by Eritrean and Somali refugees and asylum seekers to Europe.

The panelists are:

Adam Matan, Anti Tribalism Movement
Dr Muna Ismail, initiative of Change (IofC)-UK
Ahmed Sheikh Mohamud, Somali Diaspora UK(SDUK).
Sagal Mohamed, ROJALNU-Somalia,
Sheikh Abdirahman Isse Osman, Imam at Ibn Abass Mosque
Ridwan Haji Abdiwali, Voice of America
Amina Khalid, Somali Initiative of Dialogue and Democracy (SIDD)

This is a public event and everybody is welcome.

For more info about the project visit: www.tellingtherealstory.org

For further details contact Mohamed Jimale 0046 700 41 22 60 or Deeka Said 0046 739 30 95 90

The event will be video recorded!

Please confirm your attendance by registering through EventBrite here: http://tinyurl.com/h5qkuhg