Loading Events

Soomaalisoor: February – Dalsoor event

Soomaalisoor waa kulan Dalsoor oo lagu xuso dhaqanka Soomaaliyeed.
Waxaa jiri doona qaaraami music, maansooyin iyo hal xidhaalayaal.
Cambuulo iyo shaahna waa diyaar.
Diiwaangelin iyo isbarasho waa 7pm, kulankana 8pm.

Somalisoor is a Dalsoor event to celebrate Somali culture.
There will be a classical Somali music, poetry and riddles.
Cambuulo and Somali tea will be served.
Registeration and networking 7pm and the event start at 8pm