
baroor-diiq loo sameynayo Geesigii Soomaaliyeed
Waxaa sharaf inoo wada ah inaad nagala soo qeyb gasho baroor-diiq loo sameynayo Geesigii Soomaaliyeed General Abdikarim Yuusuf Aadan (Dhega-badan).
Waxaa kaloo la xusi doonaa Xildhibaan Abtidoon, C/rashiid Shire Ilqeyte iyo dhammaan intii ku geeriyootay qaraxii lala beegsaday Hotel Sahafi. Illaahay ha u wada naxariisto Aamiin.
Waxaa marti sharafka immanaya ka mid ah Siyaasiyiin, Ururada Dhallinyarada, Hooyooyinka, bahda Fanka & Suugaanta, Isboortiga, Warbaahinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee UK.
Goobta:
Millennium Gloucester Hotel,
4-18 Harrington Gardens,
London, SW7 4LH.
Goorta:
Axad 22 November 2015.
Saacadda:
5:00pm fiidnimo ee UK. Fadlan qof walaba oo awooda hasooqaato calankeena buluugaa ee somaaliya.
Fadlan wixii faahfaahin ah kala xiriir Ambassador Maxamed Xuseen Awliyo Dadweyne: 07448 122185 ama Cabdi Axmed Abdulle 07515 446531.
Balanteenu waa inoo Axad 22 November 2015 Insha’Allah.