Kulankii Culumada iyo Dhallinyarada Kacdoonka Ka Soo Horjeedka Qabyaaladda.
Maalinimadii Arbacada 19ka August 2015ka ayaa waxaa magaalada London ee xarunta wadanka UK lagu qabtay kulan ay soo qaban-qaabiyeen dhallinyarada Kacdoonka Ka Soo Horjeedka Qabyaaladda…