RAMADAANKA

ramadahn-green-slide
ramadahn-blue-slider

Nagu soo biir maalin walba inta lagu guda jiro bisha barakaysan, hanuun maalin walba iyo taageero si ay ku caawiyaan nolool nabad iyo Ramadan wanaagsan.

Join us every day during this holy month for daily guidance and support, to help you live a peaceful and reflective Ramadan.

Hadaan nahay Dhaqdhaqaaqa La Dagaalanka Qabyaladda waxaan ku dhiirigalinaynaa dadka in ay ka fogaadaan qabyaalada kana qayb qataan nabada Soomaaliya. Ka qaybqaado , iyagoo wadaagaya muqaaladan

At the ATM we encourage people to stay away from tribalism and contribute peaceful Somalia. Help us by sharing these videos