News & Media

Sumad iyo Dir-soociyo

  Nin qabyaalad doojoow Doqonniimo waa cudur Haddii aad dux leedahay bal docdaada uun eeg Inta dumar agooma ah Inta dhiig dad lagu qubay Inta darib nin lagu cunay Inta duul ku qaran jabay Debec yaa lahaayeey Maxaa degel ku baaba’ay Maxaa dhacay Umula-doox Anigaa nin dooriyo Anigaa wax dumin kara Maxaa Beel ku dumug…

Head of Britain’s largest Muslim student society dies in swimming accident.

Bashir Osman, 26, president of the Federation of Student Islamic Societies, had been travelling in Switzerland with friends. The president of Britain’s largest Muslim student society died in a swimming accident in Switzerland over the weekend. Bashir Osman, 26, president of the Federation of Student Islamic Societies (Fosis), drowned on Saturday, according to a statement…

#QABYAALADCHALLENGE

Dhallinyarada Kacdoonka Ka Soo Horjeedka Qabyaaladda (Anti – Tribalism Movement) ayaa bilaabay barnaamij wacyi-gallin ah oo ku saabsan dhibaatada Qabyaaladda. Waxaa barnaamijkaan loogu talagalay in lagu baraarujiyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed meel waliba oo ay joogaan. Barnaamijkaan wacyi-gallinta ah ayaa loogu magac daray #QABYAALADCHALLENGE, waana barnaamij ka socon doona barta INTERNET-ka. Waxaad kaga qeyb qaadan…

The African continent is home to a third of the planet’s mineral reserves, a tenth of oil and it produces two-thirds of the diamonds.

The international media rarely gets very excited by what happens in Africa. The pictures about Africa that are projected on our TV screens normally relate to the exodus of almost biblical proportions of sub-Saharan African people trying to flee to Europe from war-torn countries. But much more is happening in Africa. Admittedly, Africa has arguably…

War Murtiyeed

  Madasha Aqoonyahanka Aragtida Nool (MAAN) iyo Anti Tribalism Movement (ATM) ayaa si wadajir ah u qabtay dood cilmiyeed ku saabsan “Door ka dhallinyarada ee dib u dhiska dalka” 16, May 2015, Madasha waxaa isugu yimid dhallinyaro aqoonyahanno ah waxaa madasha lagu xusey dhallinyaradii hore doorkii ay ku la haayeen halgankii gobanimada iyo fursadaha ay…

“The Role of the Youth in Rebuilding Somalia”.

     On Saturday 16th May 2015 Scholars Forum for Active Vision (MAAN) in partnership with the Anti-Tribalism Movement hosted an intellectual debate about “The Role of the Youth in Rebuilding Somalia”. The Forum brought together more than 50 youth activists working on various issues to mark the 72nd anniversary of the Somali Youth League…

Fariinteena maalinta 15ka May ee ku socota mas’uuliyiinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Fariinteena maalinta 15ka May ee ku socota mas’uuliyiinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Waxa ay aheyd 15kii May 1943dii markii magaalada Muqdisha ee caasimadda dalka Soomaaliya lagu aas-aasay ururkii xornima-doonka Soomaaliyeed ee Somali Youth League (SYL), ama sidoo kale loo aqoon jiray Somali Youth Club (SYC). Wuxuuna ahaa ururkii ugu horeeyay ee noqday xisbi siyaasadeed ee…

KULANKA SAFIIRKA CUSUB EE BRITAIN EE LOO MAGACAABAY DALKA SOOMAALIYA HARRIET MATHEWS.

KULANKA SAFIIRKA CUSUB EE BRITAIN EE LOO MAGACAABAY DALKA SOOMAALIYA HARRIET MATHEWS. Maalinimadii Arbacada 13kii May 2015ka ayaa waxa ay dhallinyarada Kacdoonka Ka Soo Horjeedka Qabyaaladda (Anti – Tribalism Movement) iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ay kulan la qaateen Safiirka cusub ee Britain ee loo magacaabay dalka Soomaaliya, haweeneyda lagu magacaabo Harriet Mathews.…

Rasna Warah on War Crimes and Misdemeanors

    Rasna Warah on War Crimes and Misdemeanors Speaking before members of the international press gathered in Mogadishu on January 29, 2015, Philippe Lazzarini, United Nations humanitarian coordinator for Somalia, called on the international community to act in order to prevent a repeat of the famine of 2011 in Somalia. “About 731,000 Somalis face acute food insecurity, the…