Ololaha dhallinyarada Soomaaliyeed

atm-website-banner-slide

Iyadoo hormarka Soomaaliya uu sii soconayo, waa wax aad muhim u ah in dhallinyaradu ay gacan ka geystaan qaabeynta mustaqbalka dalkeena.

Xaqiiji in madaxdeenu ay maqlaan fakradaada adigoo dirayo farriin fiidiyow oo 30 seken ah, kuna dir teleefan nambarka +252612897575.

  1. Waxaan aaminsannahay in aan ahaano muwaadiniin nabadeed oo xushmeeya dowladooda iyo sharciga dalka, dowladduna waxaa ay tahay in ay iyaduna sameyso:
  2. In ay abuurto fursado shaqo
  3. In ay hirgeliso fursado tacliinta sare ah
  4. Dhallinyarada ka siisa cod go’aannada siyaasadeed
  5. Waa in ay wax ka qabato musuq-maasuqa
  6. In ay dhameyso qabyaaladda

Waxaan u baahannahay caawimaadaada si loo xaqiijiyo in codkeena la maqlo. Qeyb ka noqo: isku diinwaangeli ololaha siyaasadeed, ku biir ololaheena bogagga xiriirka bulshada, kuna soo gudbi aragtidaada ku wajahan Soomaaliya adigoo fiidiyow u dirayo +252612897575.


YOUTH MANIFESTO

As Somalia continues to develop, it is more important than ever that young people help shape the future of our great nation.

Make sure our leaders hear what you have to say by sending a 30-second video with your message for change to +252612897575.

We believe we should be peaceful citizens who respect our government and the rule of law, and in return our government should:

 

  1. Create job opportunities
  2. Provide better higher education opportunities
  3. Give young people a voice in policy decisions
  4. Tackle corruption
  5. End tribalism

We need your help to make sure all our voices are heard. Get involved: sign up to the manifesto below, join our campaign on social media and share your vision for Somalia by sending a video to +252612897575.

 

0
Pledges

Pledge Form

Haddii aadan rabin in magacaga lagu daro magacyadda la so bandhigayo fadlan sax halkan / Please tick this box if you do NOT wish to have your name published online at a later date.
 yes

Thank You

We are peaceful citizens, who respect the rule of law, but our leaders must hear our voices.

Thank you for signing up to the manifesto and joining our campaign to help make sure all our voices are heard. #Codkaaga