Category: Media

The International Somali Awards is Almost Here: Join Us!

The International Somali Awards (ISA) 2017 is coming to London in March, and we’d love you to join us! The annual awards honours the greatest achievements of the worldwide Somali community and promises to be one of the most important ceremonies of its kind. ATM is proud to sponsor this year’s awards, which will take…

Much More Important Things: A Message To Our Somali Leaders

We are not interested in how strong your muscles are. Not interested in how many soldiers you have. We are not interested in how sophisticated your artillery is. Not interested in how far your gunshots reach. Not interested in how superior your blood may feel to you. We are not interested in your arrogance. No.…

Magaalada Boorame oo marti-galisay dhallinyarada ATM.

Dhallinyarada Kacdoonka Ka Soo Horjeedka Qabyaaladda (Anti-Tribalism Movement) oo gacan ka helaya Machadka Horumarinta Aadamaha (Human Development Institute) ayaa habeenkii Arbacada 4tii bisha March 2015ka xaflad wacyi-gallin ah ku qabtay magaalada Boorame. Waxaana kulankaas ka qeyb galay ardayda wax ka barata magaaladaas iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Xafladda ayaa aheyd mid looga hadlay dhibaatada…

Somali parents urged to take up early education offer.

The Department for Education (DfE) is encouraging Somali parents to consider taking up the opportunity of free early education and childcare for their two-year-old children. The scheme enables families with an income of less than £16,190 per year from either work or benefits to apply for 15 hours of free early education and childcare a…

Cambaareynta Qaraxii Hotel Central ee ka dhacay Muqdisha.

In ka badan 20 sano ayaa dalka Soomaaliya waxaa ka jiray dagaalo sokeeye oo sababay dil, dhac, boob, qax iyo burbur saameeyay guud ahaan qeybaha kala gedisan ee bulshada Soomaaliyeed. Waxaa la soo maray waqti adag oo boqolaal kun oo Soomaali ah u horseeday inay u qaxaan dalka dibaddiisa. Iyadoo ay taasi jirto ayaa shacabka…

Maalinta Dunidu U Asteysay Afka Hooyo – 21 February

Sanad waliba waxaa dunida aan ku noolnahay ka dhaca munaasabado kala duwan oo lagu xuso ama loogu dabaal-dego maalmaha taariikhiga u ah dadweynaha kala duwan ee ku kala nool adduunka oo dhan. Waxaa jira maalmo u gaar ah diimaha, dhaqamada, taariikhaha dalalka, aas-aaska ururada, astaanta maalmaha horumarka qowmiyadaha, dabaal-dega maalmaha xoriyadda ee wadamada iyo xuska…

Taageerada Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya.

Dhallinyarada Kacdoonka Ka Soo Horjeedka Qabyaaladda (Anti – Tribalism Movement) waxay u hambalyeynayaan xubnaha cusub ee Gollaha Wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya. Waxaan sidoo kale u hambalyaynaynaa shacabka Soomaaliyeed oo muujiyay dulqaad si looga gudbo arrimihii hortaagnaa ansixinta xukuumadda cusub. Waxa aan xukuumadda cusub ee Ra’isul Wasaare Cumar C/rashiid Sharma’Arke aan Illaahay uga baryaynaa inay ku…

Maalinta Ka Hortaga Gudniinka Fircooniga – 6da February.

Bulshada Soomaaliyeed ayaa ah bulsho leh dhaqan wanaagsan oo taabanaya guud ahaan qeybaha kala duwan ee nolosha. Waxaana dhaqanka Soomaaliyeed lagu yaqaan inuu yahay dhaqan leh xishood, wanaag, kal-gaceyl, soo dhaweyn iyo tix-gellin. Dunida aynu ku noolnahay maanta ayaa ah mid dhaqamada kala duwan la isku garto, lana kala barto. Dhaqanka dadka Soomaaliyeed ayaa sidoo…

An Open Minded Debate

Every month the ATM brings together young British Somalis to discuss and debate issues important to them. In this film they talk about their experiences of parental expectation as well as how to combat the identity crisis felt by many young British Somalis.

Categories